|
|
Taariikhaha Muhiimka ah
|
DUGSIYADA HOOSE
|
DUGSIYADA SARE
|
|
Janaayo 10, 2009:
Waxaa la qabanayaa Carwada Wargalinta Waaliddiinta Magaalada Saint Paul
|
Janaayo 10, 2009:
Waxaa la qabandoonaa Carwada Wargalinta Waaliddiinta ee Dugsiyada Magaalada
Saint Paul
|
|
Janaayo - Maarso 2009:
Dugsiyada hoose ee magaalada oo dhan laga soo aadi karo/Ikhyaarkooda ayey ardaydu magaalada oo dhan uga dhigan karaan. Waxaa kaloo taariikhdaan la qabandoonaa Bandhig waxbarasho Dugsiyada ku saabsan.
|
Janaayo - Feebaraayo 2009:
Waxaa la qabandoonaa Carwada Dugsiyada Sare
|
|
Maarso - Maajo 2009:
Waxaa la qabandoonaa kulamo lagu soo bandhigayo Dugsiyada Xanaanada Caruurta ee Xaafadaha
|
Feebaraayo 27, 2009:
maalinta Qabashada Araajida ugu dambaysaa
|
|
Maarso 6, 2009:
Dugsiyada hoose ee magaalada oo dhan laga soo aadi karo/Ikhyaarkooda ayey ardaydu magaalada oo dhan uga dhigan karaan. Maalinta ugu dambaysa ee araajida la qabanayo.
|
Bartamaha - Maarso 2009:
Waxaa qoysaska loo dirayaa ogeysiiska araajida
|
|
Maajo - Juun 2009:
Waxaa Dugsiyada Hoose ee Magaalada oo dhan laga soo aadi karo/laga dhigan karo ay bilaabayaan inay qoysaska u diraan Ogaysiiska aqbalaada araajigoodii ay dugsigaas ku codsanayeen.
|
Luuliyo 31, 2009:
Taariikhdaani waa maalinta ugu dambaysa ee la Badali Karo dugsiyadii hore loo doortay
|
|
|
|
|
|
  |
|